Ciidamo huwan ah oo Weerar ku qaaday dhul howd ah ay ku sugnaayeen Al Shabaab

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab iyo gaashaan ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidanka deegaanka, ayaa howlgalo ballaaran wali kawada deegaanno kuyaalla gobolka Mudug. Sida aan wararka ku heleyno ciidanka huwanta ah ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday dhul howd ah oo kuyaalla deegaanka Shabeelow iyo tuulooyin ku dhaw dhaw oo katirsan … Continue reading Ciidamo huwan ah oo Weerar ku qaaday dhul howd ah ay ku sugnaayeen Al Shabaab